بسم الله الرحمن الرحيم

اللهُمَ صَل عَلىَ مُحَمَدٍ وََ آَلِهِ الطَيِبِين الطَاهِرَينْ

 

Dardaaran

Dardaaran waa web site lagu soo ban dhigayo arimihii sababta u ahaa in ummaddu ka leexato dardaarankii iyo dariiqii nabigeedu (صلى الله عليه وآله) uga tagay iyo kitaabkii alle u soo dajiyay. Ujeedada ka sii danbaysa waa in xaqiida dhabta ah la ogaado xaqqa iyo baadilkuna  kala cadaadaan.

Dood Furan

Maamulkii Nabiga (s)

دولة الرسول ص

Maamulkii khulafada

 دولة الخلفاء

Maamulkii Amiirada iyo Muluukta

دول الامراء والملوك

من النور   ► 
الى الظلمات  ► 

Dawlad sharciga  alle lagu maamulo, sinaan  iyo cadaaladina ka  jirto mujtamaca dhexdiisa

Dawlado aan sharciga alle  lagu maamulin, sinaan iyo cadaaladina ka jirtin mujtamaca dhexdiisa

Maxaa dhacay waqtigan?